Soomaaliyeey toosoo was van 2000 tot 2012 het volkslied van Somalië. Het lied is in 1947 geschreven door Ali Mire Awale en Yuusuf Xaaji Aadan Cilmi Qabille, en werd gespeeld tijdens de festiviteiten rondom de onafhankelijkheid van Somalië in 1960. Tijdens de Somalische Burgeroorlog koos de regering in ballingschap voor Soomaaliyeey toosoo als volkslied voor Somalië.Somalia (2000-2012), National Anthems

Originele tekst uit 1947 Soomaaliyeey toosoo Toosoo isku tiirsada ee Hadba kiina taagdaranee Taageera waligiinee

Idinkaysu tookhaayoo Idinkaysu taamaayee Aadamuhu tacliin barayoo Waddankiisa taamyeeloo

Sharcigaa isku kiin tolayoo Luuqadaa tuwaaxid ahoo Arligiina taaka ahoo Kuma kala tegeysaan oo

Tiro ari ah oo dhaxalaa Sideed laydin soo tubayoo Ninba toban la meel marayoo Cadowgiin idiin talin oo

Tuldo geel ah oo dhacan baad Toogasho u badheedhanee Mahdulkaas dhanee tegeybaan Ninna dhagax u tuurayn

Qaran aan hubkuu tumayo Tooreyda dhaafayn Oo aan taar samayn karin Uur kutaallo weynaa

Hadba waxaan la taahaayoo Togagga uga qaylshaa Nin dalkiisii cadow taaboo U tol waayey baan ahayee

Hadba waxaan laa ooyaayoo Oo ilmadu iiga qubaneysaa Iqtiyaar nin loo diidoo La addoon sadaan ahayee.

Categorie:Volkslied uit Afrika Categorie:Cultuur in Somalië